vPq6rv2SRyU


FARXIYA FISKA AND QEYS ILKACASE 2014 HEES CUSUB KOOBKII CAASHAQA KABOO HOO II KABOO:  www.deeyoo.com: Subscribe Us Thanks FULL LYRICS DOWN HERE. Farxiya Fiska iyo Qeys Ilkacase ayaa soo saaray Heestan magaceedu yahay KOOBKII CAASHAQA ee dhageysi Wanaagsan.FULL LYRICS. # QEYSSidii keymaha dhulkooKu hooray karada roobDhirtoo mirihii ka baxayUbuxu kala nooc yahayEegmada kugu sii hayaaKalgacal kuu daawadaaKurbadu ha inaga harteeNafteena aan kaafineeAllow kasbanaa aroosKu kulanaa raas qaboowKaboo hoo ii kabooCaanaha ramad dhalay kabooKaboo Fiskeey kabooKaboo malabkii shinida# FISKA.Kal hore loo sheegyayooKun bey gabar showrisaaKoow bey kala aqal gashaaKurtood ragga sharafta badanAdaan kaala soo baxooAniga kaligaa ku jecelKalgacal laba kala heshaaNolosha isla kaashateeKalsoonina ila abuurKashiyo laabtana i saarKaboo hoo ila kabooKoobkii caashaqa kabooKaboo aan kabeysaneeKaboo Qeysoow kaboo.# QEYSRajadu keyd bey ii ahaydHablaha waan kaa jeclaaXasuustaan kaa go'eynIntaan kaligey rogrogayHabeenkoo kala bar tagayHurdada meeqaan ka kacayKorkaad ii saarantahayAdaa koolkoolin iyoKaraama agteyda ku lehKashiyo laabtaada i saarKaboo hoo ii kabooCaanaha ramad dhalay kabooKaboo FISKEY kabooKaboo malabkii shinida.# FISKAKas iyo maan bey ahaydInaan kalmadaha macaan Qalbiga kaa siiya ooIntaan kuu kala dhigdhigoKu iri kaama maarmayeeAnaa kaligaa ku jecelHurdada kalinimo ma ladoKa tagay anfacada dhamaanNaftaan kuu soo go'daan U kaalay ku leeyahayeeKaboo hoo ii kabooKoobkii Caashaqa kabooKaboo aan kabeysaneeKaboo QEYSOOW kaboo. FARXIYA FISKA AND QEYS ILKACASE 2014 HEES CUSUB KOOBKII CAASHAQA KABOO HOO II KABOO
HD
Views: 823,592
Likes: 1,949 | Dislikes: 469 (80.6%)


Running time: (7:42)
7 minute(s) and 42 second(s)



Category: #



Screen: L | M | S | FIT
AutoFullscreen On Off
AutoRepeat On Off
AutoFit On Off
Autoplay On Off
AutoAdvance On Off


|<  <<  >>  >|  

Clear All - Set A
Loop - Set B
Ascendents.net

Recent Videos      More | Hide


Next Video  [Wild] [Lucky] [Related]

Auto-Advance Queue, Favs, Luck Related,

Dimensions: 2D
Definition: HD
Closed Captions: none

www.deeyoo.com: Subscribe Us Thanks FULL LYRICS DOWN HERE. Farxiya Fiska iyo Qeys Ilkacase ayaa soo saaray Heestan magaceedu yahay KOOBKII CAASHAQA ee dhageysi Wanaagsan.

FULL LYRICS.

# QEYS

Sidii keymaha dhulkoo

Ku hooray karada roob

Dhirtoo mirihii ka baxay

Ubuxu kala nooc yahay

Eegmada kugu sii hayaa

Kalgacal kuu daawadaa

Kurbadu ha inaga hartee

Nafteena aan kaafinee

Allow kasbanaa aroos

Ku kulanaa raas qaboow

Kaboo hoo ii kaboo

Caanaha ramad dhalay kaboo

Kaboo Fiskeey kaboo

Kaboo malabkii shinida

# FISKA.

Kal hore loo sheegyayoo

Kun bey gabar showrisaa

Koow bey kala aqal gashaa

Kurtood ragga sharafta badan

Adaan kaala soo baxoo

Aniga kaligaa ku jecel

Kalgacal laba kala heshaa

Nolosha isla kaashatee

Kalsoonina ila abuur

Kashiyo laabtana i saar

Kaboo hoo ila kaboo

Koobkii caashaqa kaboo

Kaboo aan kabeysanee

Kaboo Qeysoow kaboo.

# QEYS

Rajadu keyd bey ii ahayd

Hablaha waan kaa jeclaa

Xasuustaan kaa go'eyn

Intaan kaligey rogrogay

Habeenkoo kala bar tagay

Hurdada meeqaan ka kacay

Korkaad ii saarantahay

Adaa koolkoolin iyo

Karaama agteyda ku leh

Kashiyo laabtaada i saar

Kaboo hoo ii kaboo

Caanaha ramad dhalay kaboo

Kaboo FISKEY kaboo

Kaboo malabkii shinida.

# FISKA

Kas iyo maan bey ahayd

Inaan kalmadaha macaan

Qalbiga kaa siiya oo

Intaan kuu kala dhigdhigo

Ku iri kaama maarmayee

Anaa kaligaa ku jecel

Hurdada kalinimo ma lado

Ka tagay anfacada dhamaan

Naftaan kuu soo go'daan

U kaalay ku leeyahayee

Kaboo hoo ii kaboo

Koobkii Caashaqa kaboo

Kaboo aan kabeysanee

Kaboo QEYSOOW kaboo.